KUSIMAHA WASIIRKA OO WASAARADDA KUSOO DHAWEEYAY WAFTI SARE OO KA SOCDA HAY’ADA UNICEF-SOMALIA

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Mohamed Hassan Ibrahim ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay madaxa cusub ee hay’adda Unicef Somalia Mss. Sandra Lattouf iyo wafti ay hogaamineyso.

‎Kulanka oo ahaa isbarasho guud iyo dhaweyn, waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka wadashaqayneed ee Wasaaradda Qorsheynta iyo hay’adda Unicef oo inta badan taageerta arrimaha bulshada iyo horumarintooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *