KUSIMAHA WASIIRKA OO WASAARADDA KUSOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA JARMALKA
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Mohamed Hassan Ibrahim oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Eng AbdulKadir Botan Shabel ayaa xarunta Wasaaradda kusoo dhaweeyay wefti ka socday xarunta East Africa Consulting &…