DIYAARINTA QORSHAHA 4aad ee HORUMARINTA PUNTLAND & LA TASHIGA DEGMOOYINKA
DIYAARINTA QORSHAHA 4aad ee HORUMARINTA PUNTLAND & LA TASHIGA DEGMOOYINKA Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka ambabixisay hawlwadeeno degmooyinka ka sameynaya wadatashiyad qiimeynta baahiyaha iyo jaangoynta baraamijyada hortabinta u leh…