Category Blog

Your blog category

WASIIR DAWLAHA OO DHAGAX-DHIGAY CEEL-BIYOODKA DEEGAANKA XAMUR

WASIIR DAWLAHA OO DHAGAX-DHIGAY CEEL-BIYOODKA DEEGAANKA XAMUR Wasiir dowlaha Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Faarax Maxamud Aw-Cismaan iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland Siciid Salaad oo ay weheliyaan iyo Maareeye…

WASIIRKA OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA DAWLADDA IYO HAY’ADDA FAO

WASIIRKA OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA DAWLADDA IYO HAY’ADDA FAO Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland ayaa shir-gudoomiyay shirka hay’addaha dawladda iyo hay’adda Fao oo ka qabsoomey xarunta Wasaaradda Qorsheynta. Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta wadashaqaynta…