Waxaa muhiim ah in la xuso dakhliga sannadkii u dambeyey DFS ay aheyd ku dhowaad 1 bilyan oo 70% ay ku deeqdey aduunyada, Puntland ay aheyd 120 milyan oo doolar, una dhiganta in ka yar 10% dakhliga DFS.Waxaa xusid mudan…
Category Blog
Your blog category
Puntland waxay ka mid tahay Soomaaliya oo ah dal ku dhawaad 35 sano aysan ka jirin dawladnimo hanaqaaday. Marka Waxaa muhiim in aynu wax ku dhisno waaqaca dhagan dhaqaale ee ka jira Soomaaliya. Waxaa lagu qiyaasaa Wax-soosaarka dhaqaalaha Soomaaliya ku…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa maanta xarunta Wassaradda ku qaabilay Xildhibaan Samakab Hussein oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo.
WASIIRKA OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA DAWLADDA IYO HAY’ADDAHA CAALAMIGA AH
Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Mohamed Hassan Ibrahim iyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa shir-gudoomiyay kulan muhiima oo u dhaxeeyay dawladda Puntland…
WASIIRKA OO KA QAYBGALAY SHIRKA SOO BANDHIGISTA XOGTA DHULKA PUNTLAND
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa ka qaybgalay shirweyne lagu soo bandhigayo xogta dhulka Puntland, sida biyaha , dhirta, deegaanka iyo isbedelka cimilada oo ay soo diyaarisay hay’adda maamulka…
WASIIRKA OO KA QAYBGALAY SHIRKA WADATASHIGA DAWLADDA IYO HAY’ADDA SAVE
Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa ka qaybgalay shirka wadatashiga dawladda Puntland iyo hay’adda Save the Children oo uu daahfurey Madaxwayne kuxigeenka dawladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor. Shirka…
WASIIRKA OO FUREY KULAMADA LA TASHIGA HAY’ADDAHA DAWLADDA EE DIYAARINTA QORSHAHA HORUMARINTA PUNTLAND
Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa daahfurey kulamada la-tashiga hay’adaha dawladda ee geeddi-socodka diyaarinta qorshaha 4-aad ee horumarinta Puntland. Kulanka waxaa lagu falaan-qeeyay warbixinada tiirka dhaqaalaha iyo dejinta jaantuska…
WASIIRKA OO KULAN LA QAATAY AGAASIMEYAASHA WASAARADDA
WASIIRKA OO KULAN LA QAATAY AGAASIMEYAASHA WASAARADDA Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedka Wasaaradda. Kulanka…
WASIIRKA OO SOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA SAFAARADDA SWITZERLAND EE SOOMAALIYA
WASIIRKA OO SOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA SAFAARADDA SWITZERLAND EE SOOMAALIYA Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Mohamed Hassan Ibrahim iyo Wasiir dawlaha Faarax Maxamuud…
AGAASIMAHA GUUD OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA ISKU XIRNA MASHRUUCA U ADKAYSIGA
AGAASIMAHA GUUD OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA ISKU XIRNA MASHRUUCA U ADKAYSIGA Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa shir-gudoomiyay kulanka dardargelinta mashruuca u adkaysiga Puntland Somali Resilience Program SRP.…