KUSIMAHA WASIIRKA OO WASAARADDA KUSOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA DT-GLOBAL
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Mohamed Hassan Ibrahim ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay Sid Patnaik oo ah kuxigeenka madaxa DT-global oo ah madal ka shaqaysa magaaleynta, cagaarinta iyo ilaalinta…