Category Blog

Your blog category

WASIIRKA OO KA QAYBGALAY XUSKA MAALINTA CUNTADA ADDUUNKA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa ka qayb galay xuska maalinta cuntada Adduunka, oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka,loogana hadlay horumarinta Wax-soosaarka Beeraha Puntland.Madasha ayaa lagu soo…

AGAASIMAHA GUUD OO FUREY TABABARKA INJINEERADA PUNTLAND

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa furey tababarka injineerada dabagalka iyo kormeerka dhismayaasha mashruuca Barwaaqo ee deegaanada iyo degmooyinka Puntland.‎‎Aqoon-iswaydaarsigaan oo ay ka faa’iideysanayaan injineerada kormeerka mashaaruuca Barwaaqo…