WASIIRKA OO DAAHFUREY AQOON-ISWAYDAARSIGA HOGGAAMINTA WANAAGSAN IYO FULINTA QORSHAHA HORUMARINTA PUNTLAND
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa daahfurey aqoon-iswaydaarsi ku saabsan hoggaaminta wanaagsan iyo fulinta qorshaha horumarinta Puntland oo ay qabatay Wasaaradda Qorsheyntu. Aqoon-iswaydaarsiga oo ay ka faa’iideysanayaan Agaasemayaasha Guud…