Abdixamid Maxamed

Abdixamid Maxamed

Waxaa muhiim ah in la xuso dakhliga sannadkii u dambeyey DFS ay aheyd ku dhowaad 1 bilyan oo 70% ay ku deeqdey aduunyada, Puntland ay aheyd 120 milyan oo doolar, una dhiganta in ka yar 10% dakhliga DFS.Waxaa xusid mudan…

Puntland waxay ka mid tahay Soomaaliya oo ah dal ku dhawaad 35 sano aysan ka jirin dawladnimo hanaqaaday. Marka Waxaa muhiim in aynu wax ku dhisno waaqaca dhagan dhaqaale ee ka jira Soomaaliya. Waxaa lagu qiyaasaa Wax-soosaarka dhaqaalaha Soomaaliya ku…

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa maanta xarunta Wassaradda ku qaabilay Xildhibaan Samakab Hussein oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo.

WASIIRKA OO KULAN LA QAATAY AGAASIMEYAASHA WASAARADDA

WASIIRKA OO KULAN LA QAATAY AGAASIMEYAASHA WASAARADDA Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedka Wasaaradda. Kulanka…