Abdixamid Maxamed

Abdixamid Maxamed

WASIIRKA OO FUREY SHIRKA DAWLADDA PUNTLAND BANGIYADA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa furey shir u dhaxeeyay dawladda Puntland, Bangiga Adduunka iyo Bangiga horumarinta Jarmalka, kaaso looga hadlay dhaqaale Bangiga Jarmalku(KFW) ku darey mashruuca Barwaaqo ee ka…