Abdixamid Maxamed

Abdixamid Maxamed

WASAARADDA OO GAADIID WAREEJISAY

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa gaadiid shaqo ku wareejiyay Wasaaradaha Beeraha iyo Waraabka iyo Xannaanada Xoolaha dawladda Puntland.‎‎Gadiidkaan oo loogu talo-galay socod-siinta hawlaha shaqo ee hay’adaha dawladda waxaa laga…

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa soo xiray tababar socday 10 maalmood oo ku saabsanaa dhaawaca/Xaalufka ku yimaada dhulka iyo khariidadeynta fiditaanka bacaadka (Land Degradation and Sand…

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee dawladda Puntland Eng AbdulKadir Botan Shabel ayaa ka qaybgalay munaasabadda Somali Business Talks

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee dawladda Puntland Eng AbdulKadir Botan Shabel ayaa ka qaybgalay munaasabadda Somali Business Talks oo ah kulan kulmiyay ganacastada, hoggaanka shirkadaha gaarka loo leeyahay, aqoonyahanka iyo bulshada qaybaheeda oo looga hadlay hababka…