AGAASIMAHA GUUD OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA ISKU XIRNA MASHRUUCA U ADKAYSIGA

AGAASIMAHA GUUD OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA ISKU XIRNA MASHRUUCA U ADKAYSIGA

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa shir-gudoomiyay kulanka dardargelinta mashruuca u adkaysiga Puntland Somali Resilience Program SRP.

Kulanka waxaa ka qaybgalay madax katirsan hay’addaha dawladda ee bah-wadaagta iyo wadashaqaynta laleh mashruuca.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *