WASIIRKA OO WASAARADA KUSOO DHAWEEYAY WAFTI KA SOCDA DALKA JABUUTI

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa wafti ka socda xarunta Cilmi-barista Dawladda Jabuuti Centre for Research and Development Studies (CERD) iyo Wasaaradda Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Dakadadaha ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti.

‎Kulanka waxaa looga wada-hadlay xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta dawladda Puntland iyo dalka Jabuuti ee dhinacyada horumarinta dhaqaalaha iyo wax soo saarka dalagga gudaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *