Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa soo xiray tababar socday 10 maalmood oo ku saabsanaa dhaawaca/Xaalufka ku yimaada dhulka iyo khariidadeynta fiditaanka bacaadka (Land Degradation and Sand…