AGAASIMAHA GUUD OO SHIR-GUDOOMIYAY KULANKA DIB U EEGISTA MASHRUUCA U ADKEYAYSIGA WADAJIRKA AH
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa shir-gudoomiyay kulanka dib u eegista mashruuca U adkaysiga Wadajirka ah (Joint Resilience Programme JRP²) wajigiisa labaad oo ka socda degmooyinka Gaalkacyo iyo…