WASAARADDA OO GOLAHA WAKIILADA LA WADAAGTAY WARBIXINTA QORSHAHA 4-AAD EE HORUMARINTA PUNTLAND
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Mohamed Hassan Ibrahim Wasiir dawlaha Hon. Faarax Maxamuud Awcismaan iyo Agaasimaha Guud Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa Golaha Wakiilada dawladda…