WASAARADDA OO QABATAY KULANKA LA TASHIGA HABRAACA JIHEYNTA MASHAARIICDA HORUMARINEED
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Eng. Abdulkadir Abdidahir Farah ayaa daahfurey kulanka wadatashiga ee sidii loo samayn lahaa habraaca cusub oo jihaynta, isku xirka iyo isku-dubbaridka ee bahda gargaarka iyo samafalka ee…