WASAARADDA OO WARBIXIN LA-WADAAGTAY GUDDIGA QORSHAYNTA GOLAHA WAKIILADA
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Mohamed Hassan Ibrahim Wasiir dawlaha Faarax Maxamuud Awcismaan Agaasimaha Guud Eng AbdulKadir Botan Shabel iyo qaar kamida Agaasime Waxeedyada Wasaaradda…