Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee dawladda Puntland Eng AbdulKadir Botan Shabel ayaa ka qaybgalay munaasabadda Somali Business Talks
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee dawladda Puntland Eng AbdulKadir Botan Shabel ayaa ka qaybgalay munaasabadda Somali Business Talks oo ah kulan kulmiyay ganacastada, hoggaanka shirkadaha gaarka loo leeyahay, aqoonyahanka iyo bulshada qaybaheeda oo looga hadlay hababka…